Wasiirka amniga oo War cusub ka soo saaray shaqaaqadii garoonka Aadan cadde

Wasiirada Amniga iyo Gaadiidka oo ay weheliyaan madaxda hay’adaha ka howlgala Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ayaa kulan degdeg ah ka yeeshey shaqaaqadii maanta ka dhacdey garoonka. Wasiirka Amniga Xasan Xundubey ayaa sheegay inay  socdaan baaritaan ku aadan  shaqaaqadii maanta ka dhacday gudaha garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdiso. Wasiirka oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa … Continue reading Wasiirka amniga oo War cusub ka soo saaray shaqaaqadii garoonka Aadan cadde